Admin activity review/2013/Notice to communities/so

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki

Comment Note: This notice will be sent to wikis listed on Admin activity review/2013/Data#Wikis with inactive rights holders which are not marked as exempt there.

LAGAMA MAARMAAN: Soo bandhigista dhaqdhaqaaqa maamulaha[edit]

Haye. Xeer cusub ee ku saabsan ka qaadista "xuquuqda horumarsan" (maamulaha, bureaucrat, iwl) taasoo katimid kulanka bulshada caalamiga ah (waa loo gudbiyey bulshadaada ogeeysiiskaan kadoodistiisa). Sida uu qabo xeerkaan, steward-ka waxay dib u eegis ku samaynayaan masuuliyiinta' dhaqdhaqaaqa ugu yar ee wikiyada. Heerka ugu wanaagsan ee aqoonteena, wikiyadiina malahan qaab ah ka qaadista "xuquuqda horumarsan" akoonka aan shaqaynin. Taasoo loola jeedo in steward-ka laga xayuubiyo xasaanada sida uu qabo xeerka cusub Soo bandhigista dhaqdhaqaaqa maamulaha halkaan.

Waxaan go'aansanay adeegsadeyaashaan in laga helay sifada ah kuwa aan shaqaynin ama aan firfircooneen (in kabadan 2 sanadood masamaynin wax bedel ah ama gudaha uma soo galin):

  1. isticmaale 1 (maamule)
  2. isticmaale 2 (bureaucrat, maamule)
  3. isticmaale 3 (bureaucrat)
  4. ...

Isticmaale-yaashaan waxeey heli doonaan ogeeysiiska sida ugu dhaqsiyaha badan, iyagoo laga codsanayo in ay furaan wadahadal ay bulshada kaga doodayaan hadii ay doonayaan xuquuqdooda dhamaan ama wax ka mid ah. Haddii aaneey ka jawaabin, kadib waxaa dhici doonta in laga qaado xuquudooda hormarsan waxaana ka qaadi doona steward-ka.

Si kastaba ha ahaatee, haddii aad tahay sida bulshada doneeysa abuuris howsha dhaqdhaqaaqaada gaarka ah waxaad geli kartaa booska kuwa caalamiga ah, taasoo aad ku dooneeyso inaad furto wadahadal cusub taasoo ku saabsan firfircooni la'aan, ama ay hayaan xeer kale kaasoo aan iloownay, fadlan kusoo bandhig steward-ka ee Meta-Wiki sidaas daraadeed waan ognahay soo bandhigista xuquuqda gaarka ah ee wikiga. Mahadsanid, (saxiixa)