Doorashada 2015 ee Wakiilada

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki
This page is a translated version of the page Stewards/Elections 2015 and the translation is 91% complete.
The following discussion is closed: This election is closed and these pages are an archive of that event.
  • Waxay dhacaysaa doorashada cusub ee wakiilada ugu yaraan halmar sanadkiiba. Wakiilada waxa ay gudanayaan tirooyin kamid ah wax yaabaha muhiimka ah sida farsamaynta dhammaan wikiga ee wikimedia iyaga oo kacabir qaadanaya ra'yiga bulshada ee xeerka wakilada: isbedel Waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee gudagalaha, Eegista macluumaadka isticmaalayaasha xaaladda qaribaada, waxyaaba kale, sidoo kale (eeg macluumaadka).
  • Macluumaad ku saabsan doorashooyinka, Turjumid, ama isi sharxid, akhri tilmaamaha. Waad gaari kartaa si iskeed ah Inaad codayn karto.
  • Murashaxa wuxuu soo gudbin karaa laga bilaabo 15 Jannaayo 2015, 00:00 (UTC) ilaa 28 Jannaayo 2015, 23:59 (UTC). Su'aalaha murashaxiinta waxaa loo gudbin karaa ilaa laga soo gabagabeeyo.
  • Codayntu waxay bilaabmi doontaa 08 Febraayo 2015, 18:00 (UTC) waxayna dhammaan doontaa 28 Febraayo 2015, 17:59 (UTC). Murashaxiinti waa in la yimaadaan shuruudaha ayna helaan 30 cod taasoo ah 80% heerka taageerada. Waxaad kala socon kartaa natiijada tirakoobka la uruuriyey.
  • Waxaa socota hubinta howsha wakiilada hadda way bilaabeen si is berber ah.

Tusmo

Murashax Haa Maya Dhexdhexaad Su'aallo Natiijo
Avjoska Yes No Neutral Questions not elected
Cekli829 Yes No Neutral Questions not elected
DidiWeidmann Yes No Neutral Questions not elected
Einsbor Yes No Neutral Questions elected
Jusjih Yes No Neutral Questions elected
Linedwell Yes No Neutral Questions elected
MarcoAurelio Yes No Neutral Questions elected
Mys_721tx Yes No Neutral Questions not elected
Natuur12 Yes No Neutral Questions not elected
Pmlineditor Yes No Neutral Questions elected
Ruy Pugliesi Yes No Neutral Questions elected
Stryn Yes No Neutral Questions elected
Taketa Yes No Neutral Questions elected
Vodomar Yes No Neutral Questions not elected
Confirmation of current Stewards

Ka haray

Marashaxiintaan way iskaga hareen Murashnimadoodii:

  • waxba

Shuruudaha buuxin waayey

Murashaxiintaan kuma qanacsana shuruudaha halkaan lagu qoray Caawinaad way ka fariisteen.

Murashax Natiijo
Vinodtiwari2608 disqualified

Gudiga doorashooyinka

Wakiilada laftooda waxay diyaarinayaan doorashooyinka, Maamule yaasha diyaarinaya ee jaaliyadda, Philippe Beaudette. Waa la Board of Trustees goaamiyey 2009 in laga reebtoomo xaqiijinta doorashooyin cusub. waxaa jira, Steward waxay go'aansadeen in ay sameeyaan guddi doorashooyin ee ka kooban kuwa iskood wax u qabsa ah waxayna qabanayaan arimahaan soo socda:

  • Xiridda doorashooyinka ee qaaliyaasha;
  • Kadibna ar xubiyaan natiijooyinka doorashada, kadibka dhamaan murashaxiinta codadka helay;
  • Magacaabista laba murashax ee la doortay;
  • Xiridda doorashada ee la hubiyey;
  • Kadib markii lala hadlo korjooge, waxaana lagu cabirayaa ra'yiga dadweynaha iyo qaaliga,Sidaas ayaa lagu go'aaminayaa ama ka hoose.

Xobnaha

Si aad gacan uga gaysato ama caawinaad iyo iskudubarid doorashooyinka la marti galiyey, Fadlan eeg Bogga iskudubaridka .
Haddii aad caawinaad ubaahantahay, Si xor ah u waydii #wikimedia-stewards-electionsconnect ama halkaan Bogga wadahadalka.

Results

Results: The following candidates were elected as stewards:

  1. Einsbor (talk · contribs)
  2. Jusjih (talk · contribs)
  3. Linedwell (talk · contribs)
  4. MarcoAurelio (talk · contribs)
  5. Pmlineditor (talk · contribs)
  6. Ruy Pugliesi (talk · contribs)
  7. Stryn (talk · contribs)
  8. Taketa (talk · contribs)

Sidoo kale eeg