User:Bakar abdi mahamuud

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki
Jump to navigation Jump to search
bakar abdi mahamuud waxuu ku dhashey mogadisho 

somalia 1987 xafada shibis waxuu ku soo bar barey howl wadaag sanadkii 2003 waxuu uu reeeki u gureen marko shabelada hoose waxuu halkaa ku so qatey dugsia sare 2003/2007 dhamadii 2008 waxu jamacad u adey bakistan uuna ka sooq alan jabiyey jamacada baki unive.. qasatan agricultural production abaahii waxuu geriyoodey sanadii 1991 waxa la dhashey bakar 6 ayna kala yahiin 2 wiil iyo 4 gabdho hoyadii caasho waxay geriyootey snadii 2013 kuna geriyootey muqdisho somalia bakar waxu hadeer ku nool hyahay wadanka qadar casimadiisa doha faah fahin inta ka badan kama heysano

File:Well
photo