Bogga Hore

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki
This page is a translated version of the page Main Page and the translation is 94% complete.

Meta-Wiki

Ku soo dhowoow Meta-Wiki, Sitka caalamiga ah ee loogu talagalay Mashaariic ee horumarinta muasasada Wikimedia iyo mashaariic kale oo xiriir la leh.

Qaybaha kale meta-wiki, sida Wikimedia Outreach Waa mashaariic ku taqatustay xariirna la leh Meta-Wiki. Wadahadal xiriir la leh ee kaalin mug leh ka qaadatay Wikimedia mailing lists (particularly wikimedia-l, Waxa soo gaaraya oo hoos udhacay WikimediaAnnounce), IRC channels on Libera, gaarka ah ee gudaha wikis Wikimedia affiliates, iyo meelaha kale.

Mujtamaca iyo kala war qaadasho
Mu asasada Wikimedia, Meta-Wiki, iyo mashaariic qaraabo la ah
Muasasada wikimedia Maaha mid ganacsi ama dhaqaale raadis ah Adeegyeda wikimedia waxa ay la socdaan magaca domainka, Astaamaha iyo Astaamaha wikimedia ee dhamaan Mashaariicda wikimedia iyo MediaWiki. Meta iyo wiki waa wiki xiriiriya wikiyada iyo wikimedia kaladuwan.