Stewards/Elections 2014/Introduction/so

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki
This page is a translated version of the page Stewards/Elections 2014/Introduction and the translation is 100% complete.
  • Waxay dhacaysaa doorashada cusub stewards ugu yaraan halmar sanadkiiba. Martida waxa ay gudanaysaa tirooyin kamid ah wax yaabaha muhiimka ah Farsamaynta dhamaan wikiga ee wikimedia iyaga oo kacabir qaadanaya ra'yiga bulshada ee Steward policy: isbedel Waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee gudagalaha،Eegista macluumaadka adeesadayaasha xaalada qarbudaada، waxyaaba kale , sidoo kale (eeg details).
  • Macluumaad ku saabsan doorashooyinka، Turjumid، ama isi sharxid, read the guidelines. Waad gaari kartaa iskeed ah Inaad codayn karto.
  • Natiijooyinka isi sharxidda ka bilaabato 15 Janaayo 2014, 00:00 (UTC) ilaa 28 Janaayo 2014, 23:59 (UTC). Su'aal waad soo gudbin kartaa Waxa laga doonayaa murashaxiinta in ay gaaraan dhamaadka doorashada.
  • Waxa ay bilaabanaysaa codaynta maalinta 08 Febraayo 2014, 18:00 (UTC), waxay dhamaaneeysaa 28 Febraayo 2014, 17:59 (UTC). Waxaa laga rabaa marashaxiinta criteria in ay helaan codad gaaraya 30 cod si loo aqbalo in u dhiganta 80% ku ayiday. Waxaad ka sii tix raaci kartaan bogga Tirakoobka guud.
  • Waxaa socota Hubinta howsha steward kuwa hadda jira waxaa loo qaadanayaa si bar bardhac ah.