Template:Main Page/Intro/so

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki

Meta-Wiki

Ku soo dhowoow Meta-Wiki, Sitka caalamiga ah ee loogu talagalay Mashaariic ee horumarinta muasasada Wikimedia iyo mashaariic kale oo xiriir la leh. Meta-Wiki Doodo ku saabsan xogwaran iyo diyaarinta faallo ka bixin mustaqbalka wikimedia.


Qaybaha kale meta-wiki, sida Wikimedia Outreach iyo Wikimedia Strategy Waa mashaariic ku taqatustay xariirna la leh Meta-Wiki. Wadahadal xiriir la leh ee kaalin mug leh ka qaadatay Wikimedia mailing lists (particularly wikimedia-l, Waxa soo gaaraya oo hoos udhacay WikimediaAnnounce), IRC channels on Freenode, gaarka ah ee gudaha wikis Wikimedia chapters, iyo meelaha kale.