Stewards/Elections 2016/Introduction/so

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki
This page is a translated version of the page Stewards/Elections 2016/Introduction and the translation is 67% complete.
Outdated translations are marked like this.

  • Waxay dhacaysaa doorashada cusub ee wakiilada ugu yaraan halmar sanadkiiba. Wakiilada waxa ay gudanayaan tirooyin kamid ah wax yaabaha muhiimka ah sida farsamaynta dhammaan wikiga ee wikimedia iyaga oo kacabir qaadanaya ra'yiga bulshada ee xeerka wakilada: isbedel Waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee gudagalaha, Eegista macluumaadka isticmaalayaasha xaaladda qaribaada, waxyaaba kale, sidoo kale (eeg macluumaadka).
  • Murashaxa wuxuu soo gudbin karaa laga bilaabo 15 Jannaayo 2016, 00:00 (UTC) ilaa 28 Jannaayo 2016, 23:59 (UTC). Su'aalaha murashaxiinta waxaa loo gudbin karaa ilaa laga soo gabagabeeyo.
  • Codayntu waxay bilaabmi doontaa 08 Febraayo 2016, 14:00 (UTC) waxayna dhammaan doontaa 28 Febraayo 2016, 13:59 (UTC). Murashaxiinti waa in la yimaadaan shuruudaha ayna helaan 30 cod taasoo ah 80% heerka taageerada. Waxaad kala socon kartaa natiijada tirakoobka la uruuriyey.
  • Waxaa socota hubinta howsha wakiilada hadda way bilaabeen si is berber ah.