Template:Steward elections/so

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki
Jump to navigation Jump to search
This page is a translated version of the page Template:Steward elections and the translation is 95% complete.

Outdated translations are marked like this.
Other languages:
Afrikaans • ‎Bahasa Indonesia • ‎Bahasa Melayu • ‎Chavacano de Zamboanga • ‎Deutsch • ‎English • ‎Esperanto • ‎Gaeilge • ‎Kiswahili • ‎Latina • ‎Lëtzebuergesch • ‎Malagasy • ‎Malti • ‎Napulitano • ‎Nederlands • ‎Nordfriisk • ‎Setswana • ‎Soomaaliga • ‎Tiếng Việt • ‎Türkçe • ‎Zazaki • ‎azərbaycanca • ‎bosanski • ‎català • ‎dansk • ‎español • ‎français • ‎galego • ‎interlingua • ‎isiZulu • ‎italiano • ‎kurdî • ‎latviešu • ‎lietuvių • ‎magyar • ‎norsk bokmål • ‎occitan • ‎polski • ‎português • ‎português do Brasil • ‎română • ‎slovenčina • ‎suomi • ‎svenska • ‎čeština • ‎ślůnski • ‎Ελληνικά • ‎беларуская • ‎беларуская (тарашкевіца)‎ • ‎български • ‎македонски • ‎русский • ‎српски / srpski • ‎українська • ‎қазақша • ‎հայերեն • ‎ייִדיש • ‎עברית • ‎ئۇيغۇرچە • ‎اردو • ‎العربية • ‎سنڌي • ‎فارسی • ‎مصرى • ‎پښتو • ‎नेपाली • ‎हिन्दी • ‎বাংলা • ‎ଓଡ଼ିଆ • ‎தமிழ் • ‎తెలుగు • ‎മലയാളം • ‎සිංහල • ‎ไทย • ‎ဖၠုံလိက် • ‎მარგალური • ‎ქართული • ‎中文 • ‎客家語/Hak-kâ-ngî • ‎日本語 • ‎粵語 • ‎한국어
Wakiillada (Doorashooyin {{{year}}}) [[Special:MyLanguage/Stewards/Elections {{{year}}}/Guidelines|Caawinaad]] →
 
  • Waxa ay dhacaysaa doorashada cusub ee wakiillada ugu yaraan halmar sanadkiiba. Wakiillada waxa ay gudanayaan tirooyin kamid ah wax yaabaha muhiimka ah sida farsamaynta dhammaan wikiga ee wikimedia iyaga oo ka cabir qaadanaya ra'yiga bulshada ee xeerka wakillada: Wax ka bedelka awoodaha galitaanka isticmaalah, eegista macluumaadka isticmaalayaasha haddii uu jiro xad gudub, iyo waxyaaba kale, sidoo kale (eeg macluumaadka).
  • Macluumaad ku saabsan doorashooyinka, Turjumid, ama isi sharrixid, [[Special:MyLanguage/Stewards/Elections {{{year}}}/Guidelines|akhri tilmaamaha]]. Waad iska hubin kartaa si iskeed ah [{{{voter-check-tool}}} bal inaad codayn karto].
  • Musharraxnimada waxa ay furantahay laga soo billaabo 24 August 2019, 16:54 (UTC) ilaa 24 August 2019, 16:54 (UTC). Su'alaha quseeya musharraxiinta waxaa la soo gudbin karaa ilaa doorashada ay ka soo gabagaboowdo.
  • Codayntu waxay billaabmi doontaa 24 August 2019, 16:54 (UTC) waxayna dhammaan doontaa 24 August 2019, 16:54 (UTC). Murasharraxiinta waa in ay la yimaadaan [[Special:MyLanguage/Stewards/Elections {{{year}}}/Guidelines|shuruudaha]] ayna helaan 30 cod taasoo ah 80% heerka taageerada. Waxaad kala socon kartaa natiijada [[Special:MyLanguage/Stewards/Elections {{{year}}}/Statistics|tirakoobka la uruuriyey]].
  • Waxaa socota [[Stewards/Confirm/{{{year}}}|hubinta howsha]] wakiillada hadda way billaabeen si is berber ah.

Tusmo

  • [[Special:MyLanguage/Stewards/Elections {{{year}}}/Statements|Dhammaan caddaymaha]] (Codayn la'aan)

Murashax

Pictogram voting support.svg

Yes

Pictogram voting oppose.svg

No

Pictogram voting neutral.svg

Dhexdhexaad

Pictogram voting question.svg

Su'aallo

Natiijo

Xaqiijinta wakiillada hadda


Guddiga doorashooyinka

Wakiillada laftooda waxay diyaarinayaan doorashooyinka, Maamule yaasha diyaarinaya ee jaaliyadda, Philippe Beaudette. Waa la Board of Trustees goaamiyey 2009 in laga reebtoomo xaqiijinta doorashooyin cusub. waxaa jira, Wakiillo waxay go'aansadeen in ay sameeyaan guddi doorashooyin ee ka kooban kuwa iskood wax u qabsa ah waxayna qabanayaan arimahaan soo socda:

  • Xiridda doorashooyinka ee qaaliyaasha;
  • Kaddibna way caddeynayaan natiijooyinka doorashada, kadibka dhammaan murashaxiinta codadka helay baa la hubinayaa;
  • Magacaabista laba murashax ee la doortay;
  • Xiridda doorashada ee la hubiyey;
  • Kaddib markii lala hadlo korjooge, waxaana lagu cabbirayaa ra'yiga dadweynaha iyo qaaliga,Sidaas ayaa lagu go'aaminayaa ama ka hoose.

Xubnaha

Si aad gacan uga gaysato ama caawinaad iyo iskudubarid doorashooyinka la marti galiyey, Fadlan eeg [[Stewards/Elections {{{year}}}/Coordination|Bogga iskudubaridka]].
Haddii aad caawinaad ubaahantahay, Si xor ah u waydii #wikimedia-stewards-electionsconnect ama halkaan [[Talk:Stewards/Elections {{{year}}}|Bogga wadahadalka]].

Sidoo kale eeg

  • [[Special:MyLanguage/Stewards/Elections {{{year}}}/Statistics|Liiska tirakoobka bogga]]
  • [[:Category:Steward elections {{{year}}} statements|Qaybta dhammaan ay suurtoowday marashaxnimadooda]]
  • [[:Category:Steward elections {{{year}}} statements/disqualified|Dhamaan qaybaha aysan suurtoobin sharaxaadooda]]
  • [[Special:MyLanguage/Stewards/Confirm/{{{year}}}|Bogga isku dubaridka wakiilada hadda socda ee {{{year}}}]]
  • [[:Category:Steward elections {{{year}}} voter guides| Category of all voter guides]]
Template documentation[view] [edit] [history] [purge]

This template provides the text for the yearly Stewards elections "main page", e.g. SE17.

Parameters:

  • year = e.g. 2017
  • CandidStart = Day and time when nominations are opened
  • CandidEnd = Day and time when nominations are closed
  • VotingStart = obvious
  • VotingEnd = obvious
  • candidates = Candidates, one line
    {{Se candidate indexer|2017|Example}}
    per candidate
  • withdrawn = Withdrawn candidates, one line
    {{Se candidate indexer|2017|Example|withdrawn}}
    per candidate
  • disqualified = Disq. candidates, one line
    {{Se candidate indexer|2017|Example|disq}}
    per candidate
  • ElectCom = The members of the election committee, one line
    * {{user|Example}}
    per member
  • Elected = The elected stewards, one line
    #{{user|Example}}
    per user
  • voter-check-tool = link to the tool which checks voters' eligiblity, e.g. //tools.wmflabs.org/meta/accounteligibility/38