Doorashada Mu'asasada Wikimedia 2013

From Meta, a Wikimedia project coordination wiki
This page is a translated version of the page Wikimedia Foundation elections 2013 and the translation is 85% complete.
Outdated translations are marked like this.
Info The election ended 22 June 2013. No more votes will be accepted.

The results were announced on 24 June 2013.

Naga caawi inaad turjunto doorashadaan.

Process

Doorashada 2013 ee Mu'asasada Wikimedia waxaa la qabandoonaa inta u dhaxaysa 8–22 Juun 2013. Xubnaha Jaaliyadda Wikimedia waxaan haysanaa fursad lagu dooranayo saddex shaqo:

  • Saddex murashax oo utaagan Golaha kalsoonida mudo laba sano ah taasoo ku eg 2015. Golaha kalsoonida waxay ugu dambayn noqon doonaan kuwa leh awooda maamul ee mu'asasada wikimedia, a 501(c)(3) waa hay'ad aan ku dhisnayn in ay helaan faaiido kana diiwaan gashan maraykanka. Mu;asasada Wikimedia taasoo maamusha mashaariic badan sida Wikipedia iyo Commons.
  • Laba ka mid ah murashaxiinta waa Gudiga qaybinta maaliyedda golaha haysta kalsoonida mudadiisnun waa laba sanadood.
  • Hal murashaxna waa Gudiga udooda xuquuqda la dulmanayeesha laba snadood ayuu xilaka haynayaa.

Doorashada waxay ku dhici doontaa si nabadgelyo ah iyadoo la adeegsanayo SecurePoll software. Codada qarsoodi ah, mana ku jiraan gudiga doorashooyinka, golaha, qof kasta oo ka mid ah shaqaalaha Mu'asasada Wikimedia ee leg xuquuqda gaarista. Waxaa la samaynayaa furayaal ee doorashada waxaana samaynaya gacan saddexaad oo madax banaan, shaqaysana hal mar, ee joojinaya doorashada. Waxyaabo ku saabsan macluumaadka cod bixiyeyaasha (tusaale, Ciwaanka IP, ee ka wakiilka ah adeesadaha, iyo kuwa kale oo macluumaad ah kuwaasoo ay heli karaan dabagalayaasha adeegsadaha) waa la soo bandhigayaa taasoo ka imaaneeysa kuwa yer oo kooban kuwaasoo dib loogu noqonayo akoonadooda iyo kuwa helay doorashada (gudiga doorashooyinka). Cod bixiyeyaasha waxay adeegsanayaan Support/Neutral/Oppose Habkaas. Codadka waa la tirin doonaa murashaxiinta waxay ahaan doonaan hadba heerka lagu taageeray, kii ogaada tirada codadka uu helay loo qaybiyey tirada la soo gudiyey ee doorashada lagu heli karo ("neutral" lama xisaabaayo dooqyada). Murashaxii hela codad badan waxaa lagu dari doonaan gudiga kalsoonida haysta.

Gudiga doorashooyinka waxay ku dhawaaqi doonaa 28 Juun 2013 gudaheeda. Waxaana jiri doonta faahfaahinta natiijada.

Macluumaadka Codeeyeyaasha

Codsiyo

Tifaftire

Waxaad u codayn kartaa qof kasta oo akoon ku leh Wikimedia wiki. Hal mar ayaad codayn kartaa, hadii xitaa aad ku leedahay akoona badan. In ay kuu suura gasho, akoonkaas waxaa laga doonayaa qofka:

  • in aan laga xirin in ka badan hal mashruuc; iyo
  • inaadan ka xirnayn midka aad hada codayneeyo; iyo
  • in uusan ahayn bot; iyo
  • in uu haysto ugu yeraan 300 waxbedel ka hor 15 Abriil 2013 ee Wikimedia wikis (bedel kala gedisan wikiyaasha kuwaasoo la uruurin karo hadii akoonadaada ku uruursan yihiin akoon caalami ah); iyo
  • inaad samayasay 20 bedel inta udhexeysay 15 Diseembar 2012 iyo 30 Abriil 2013.
Hormariyeyaal

Hormariyeyaal way codayn karaan hadii:

  • ay Wikimedia maamuleyaasha server haystaan shell access; ama
  • leh commit access iyo isoo kale leh samaynta ugu yeraan ku hal isku dhaf commit git inta udhexeeysay 1 Maajo 2012 and 30 Abriil 2013.
shaqaalaha iyo qandaraasle-yaasha

Hadda ee shaqaalaha Mu'asasada Wikimedia iyo qandaraasleyaasha way codayn karaan hadiiba ay adeegsatay musasada laga bilaabo Abriil 30th 2013.

Xubnaha golaha maamulka iyo xubnaha golaha talo bixinta

Xubnaha hadda jooga iyo kuwii hore Golaha haysta kalsoonida iyo Golaha talo bixinta iyaga laftoodu wey codayn karaan.

Macluumaad ku saabsan murashaxiinta

Dhamaan murashixiinta waxaa laga doonayaa in ay ku qanciyaan kuwa dooranaya codsigooda, waxaa taa udheer cudsigooda inuu yeesho door kooban. Lama ogola isi sharaxaad kala duawan.

  • Guji halkaan si aad uga hesho macluumaad golaha xog-hayeenada ee murashaxiinta
  • Guji halkaan si aad uga hesho macluumaad gudiga faafinta kaasoo ku saabsan sanduuqyada murashaxiinta
  • Guji halkaan si aad uga hesho macluumaad hog-hayaha kuwa la dulmay oo ku saabsan sanduuqyada gudiga faafinta

Hay'adda

Jadawal waqtiyeed

  • 24 Abriil – 17 Maajo 2013: Xogta ku saabsan Musharaxa
  • 17 Maajo 2013: balanta kama damabaysta ah ee dirista warqadda aqoonsiga (waxaa dhici doonta in lagaa joojiyo haddii aad la soo daahdo ama la waayo)
  • 01–15 Juun 2013: Doorashooyin
  • 16–18 Juun 2013: hubinta-hodaynta
  • 18–22 Juun 2013: faafinta natiijada

Hadii aad codayn kartid:

  1. Aqri habka ay isku soo sharexeen murashaxiinta iyo go'aankaad ah midka aad u codayn lahayd.
  2. Soo booqo bogga wikiga "Special:SecurePoll" ee aad ka soo codeeyneeyso. Tusaale ahaan, hadii aad wax badan joogtay wikiga meta.wikimedia.org, soo booqo meta.wikimedia.org/wiki/Special:SecurePoll.
  3. Raadraac tusaalooyinka boggaas.